Ugu yaraan 40 qof oo ku dhimatay labo qarax oo lala beegsaday xuska Shiicada oo ka dhacayey magaalada Dimishiq, dadka dhintay ayaa u badan shiico ka timid dalka Ciraaq.Syria: Qaraxyo lala beegsaday xuska Shiicada ee Dimishiq somalia religion | |
| 1 Likes | 1 Dislikes |
| 97 views views | followers |
| News & Politics | Upload TimePublished on 12 Mar 2017 |